Maxaa Laga Ogyahay Sababihii Sheekh Shariif uu Ku Lumiyay Kursiga Madaxweynaha?

Sanadkii 2012kii waxuu ahaa sanad taariikhi ah oo afartan sanadood ka dib doorasho madaxweyne dalka gudihiisa lagu qabto, taas oo astaan u ahayd in amniga dalku uu dib u soo hagaagayay. Balse, ilaa hadda wax badan lagama baran caqabadaha kala duwan ee sanadihii tegay xakameeyey dimuqraaddiyeynta dalka. Doorashada Soomaaliya waa ciyaar xiiso badan oo fadhi ku diriryada … Continue reading Maxaa Laga Ogyahay Sababihii Sheekh Shariif uu Ku Lumiyay Kursiga Madaxweynaha?